Norges billigste bøker

Ilmakorinta Habboon

- Jiheeyaha Waaliddiinta Qurbajoogga ah ee Soomaalida

Om Ilmakorinta Habboon

SADDEX ARIMOOD AYAA KA HOR YIMAADA WAALIDIINTA SOOMAALIYEED marka loo eego waxyaabaha kale ee la xiriira isku dayitaankooda ah in ay carruur ku koriyaan deegaan dhaqan cusub leh: nidaamka waxbarasho oo sida uu u shaqeeyo aanay aqoon, adeegyada bulshada oo aanay ku kalsoonayn, iyo nidaam caawimaadeed oo aanay lahayn. Kala duwanaanshaga u dhexeeya dhaqankii ay ku soo koreen iyo kan meesha cusub ee ay ku korinayaan carruurtooda ayaa noqon kara mid ay adagtahay in laga gudbo. Ilmakorinta Habbooon wuxuu dhiirrigelinayaa in ilmaha iyo waalidku yeeshaan xiriir caafimaad qaba, isaga oo aan isticmaalayn xeeladaha waxtarka leh oo kali ah ee diiradda saaraya jacaylka iyo xannaanada aabbaha iyo hooyadu u hayaan ilmahooda, iyadoo la eegayo muhiimadda ay leeyihiin waxbarashada hore, cayaarta, maalgelinta waalid, u noqoshada tusaale lagu daydo, iyo isu-dheellitirka shaqada iskuulka iyo waqtiga firaaqada. Ruqiya Cabdi waxay waalid walba ku caawisaa siduu u dabooli lahaa baahiyaha kala duwan ee ilmihiisa, iyadoo tixgelineysa dhaqanka Soomaaliyeed oo haatan ku abuurmaya meel cusub lana falgalaya qaabdhismeedka bulsho ee halkaa ka jira. Ilmkorinta Habboon wuxuu waaliddiinta tusayaa caawimaad inta ay la qabsanayaan waddan iyo dhaqan cusub, wuxuuna si qumman u buuxinayaa daldaloollada jira, isla markaana dhisayaa xiriirka u dhexeeya waalidka iyo ilmaha.

Vis mer
  • Språk:
  • Somali
  • ISBN:
  • 9781634894111
  • Bindende:
  • Paperback
  • Sider:
  • 156
  • Utgitt:
  • 18 desember 2020
  • Dimensjoner:
  • 127x203x9 mm.
  • Vekt:
  • 177 g.
Leveringstid: 2-4 uker
Forventet levering: 15 oktober 2024

Beskrivelse av Ilmakorinta Habboon

SADDEX ARIMOOD AYAA KA HOR YIMAADA WAALIDIINTA SOOMAALIYEED marka loo eego waxyaabaha kale ee la xiriira isku dayitaankooda ah in ay carruur ku koriyaan deegaan dhaqan cusub leh: nidaamka waxbarasho oo sida uu u shaqeeyo aanay aqoon, adeegyada bulshada oo aanay ku kalsoonayn, iyo nidaam caawimaadeed oo aanay lahayn. Kala duwanaanshaga u dhexeeya dhaqankii ay ku soo koreen iyo kan meesha cusub ee ay ku korinayaan carruurtooda ayaa noqon kara mid ay adagtahay in laga gudbo.

Ilmakorinta Habbooon wuxuu dhiirrigelinayaa in ilmaha iyo waalidku yeeshaan xiriir caafimaad qaba, isaga oo aan isticmaalayn xeeladaha waxtarka leh oo kali ah ee diiradda saaraya jacaylka iyo xannaanada aabbaha iyo hooyadu u hayaan ilmahooda, iyadoo la eegayo muhiimadda ay leeyihiin waxbarashada hore, cayaarta, maalgelinta waalid, u noqoshada tusaale lagu daydo, iyo isu-dheellitirka shaqada iskuulka iyo waqtiga firaaqada.

Ruqiya Cabdi waxay waalid walba ku caawisaa siduu u dabooli lahaa baahiyaha kala duwan ee ilmihiisa, iyadoo tixgelineysa dhaqanka Soomaaliyeed oo haatan ku abuurmaya meel cusub lana falgalaya qaabdhismeedka bulsho ee halkaa ka jira.

Ilmkorinta Habboon wuxuu waaliddiinta tusayaa caawimaad inta ay la qabsanayaan waddan iyo dhaqan cusub, wuxuuna si qumman u buuxinayaa daldaloollada jira, isla markaana dhisayaa xiriirka u dhexeeya waalidka iyo ilmaha.

Brukervurderinger av Ilmakorinta Habboon



Finn lignende bøker
Boken Ilmakorinta Habboon finnes i følgende kategorier:

Gjør som tusenvis av andre bokelskere

Abonner på vårt nyhetsbrev og få rabatter og inspirasjon til din neste leseopplevelse.